Baledweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Kobriyaad ee Gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay Ceelbiyood baahi badan ay u qabeen bulshada deegaanka islamarkaana xariga laga jaray.
Munaasabada xariga laga jarayay Ceelbiyoodkaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Ururka Lions , Odayaal,Haween , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.