Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaanka Biyo Cadde oo xariga laga jaray

0
153

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Cismaan cadaawe oo ka mid ah masuuliyiinta dekada Muqdisho ayaa xariga ka jaray ceel-biyood laga hirgeliyay deegaanka Biyo Cadde ee G/Sh/Dhexe kaasoo ay dadka deegaanka ay baahi badan u qabeen

Xarig jarka ceelkan ayaa waxaa ka qeyb galay labada maamul ee  deegaanka biyo cade iyo raage ceele ee gobolka shabellaha dhexe odyaasha dhaqanka culumada ururada bulashada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here