Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaanka Dhalayada oo xariga laga jaray.

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceelbiyood ka hirgalisay Deegaanka Dhalaada ee hoostaga gobolka Gabiley kasoo ay baahi badan u qaben dadka deegaanka.

Ceelkan ayaa waxaa hirgaliyay aabo Soomaliyeed kaas u sadaqeeyay wiilkiisa oo dhintay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here