Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Lagu-raqsay ee Gobalka Mudug ayaa laga hirgaliyay Ceelbiyood iyo xaruun Caafimaada oo aysan deegaanka hore u laheen.
Xaruumahaan ayaa wax si isku tashi ah kudhisay shacab deegaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.