Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan ayaa laga hirgaliyey ceelbiyood kaasi oo hirgelintiisa iska kaashadeen maamulka Hirshabelle iyo Dowlada Faderaalka Soomaliya.

Deegaankan ayaa markii hore aan lahayn ceelbiyood ay biyaha ka caban dadka iyo duunyada waxa ayna biyaha u doonan jireen Degmooyiinka kale ee u dhaw deegaanka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.