Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaanka wadhan ee gobolka Togdheer.

0
183

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda kheeyriga ah ee Al-Raxma ayaa ceel-Biyood ka hirgilisay Degaanka wadhan ee Gobalka Togdheer maamulka Soomaaliland.

 

Ceel-Biyood oo aay baahi badan u qabeen Bulshada ku nool degaanka wadhan ayaa waxaa labadiisa waalid u waqfay Maxamed Axmed ducaale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdi Najiib Aweys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here