Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haya’dda Khayriga ah ee Kayse charity ayaa xadhiga ka jartay Ceel-biyoodkii saddexaad ee ay ka hirgeliso deeganka Xumbo weyne.
Munaasabada waxaa goobjoog aha maamulka deegaanka ganacsato iyo waxagarad.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


