Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaanka Xunbo weyn oo xariga laga jaray.

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hey’adda Keyse Charity ayaa deegaanka Xunbo Weyne ee maamulka Soomaaliland ka hirgeliyay Ceelbiyood si waqafa loogu dhisay bulshada deegaanka islamarkaana ay u wakiilatay Suhuur Cumar oo u bixisay Hooyadeed.

Munaasabada xarig jarka Ceelbiyood ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Hey’adda Keyse Charity, culimo udiin , odayaal , Haween iyo Caruur.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here