Ceelbiyood riig ah oo laga hirgeliyay deegaanka Barwaaqo ee gobolka Galgaduud.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Deegaanka Barwaaqo oo hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa laga hirgeliyay ceel biyood riig ah kaasoo bulshada deegaanka ay baahi badan u qabeen.

Daah furka ceelbiyoodkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka Galmudug, maamulka degmada Balanbale, odayaal dhaqameed, haween iyo dhalinyaro.

Waxa soo jeedinaayo Maxamed Cabdi Saney

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here