Ceelka biyaha deegaanka Sagaal Geed ee gobolka Hiiraan oo dib u dayactir lagu bilaabay.

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Sagaal Geed oo qiyaastii 20 kiilo miter kaga beegan dhanka bari degmada buulo-burte ee gobalka Hiiraan ayaa waxaa xiligan ka jira baahiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin biyo la’aan baahsan kadib markii uu dumay ceelkii ay ka biyo cabayeen.

Dadka degan deegaanka ayaa bilaabay dayactirka ceelka dumay maadamaa dadka deegaanka badankood ay yihiin xoolo dhaqato marnaba aysan ka maarmin biyaha ceelka.

Warbixintan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.