Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dalka Chad Mahamat Deby ayaa sheegay inuu ku amray dowladiisa inay joojiso dal ku gal siinta muwaadiniinta Maraykanka ee tagaya dalkaasi.
Chad waxaa ay ka mid tahay 12 ka dal ee mamnuucitaanka buuxa ee socdaalka uu saaray Trump ee ka bilaabanaysa June 9.
‘’Chad ma leh wax qorsha ah oo ay bixiso, ama bilyano doolar , laakiin waxaa ay leedahay Sharaf, waana ku faraxsan tahay.’
Maamulka Trump ayaa xayiradan dhanka socdaalka ee uu ku soo rogay 12-kan dal ku aheegqy inay ka dambeysay coladaha ka jira dalalkooda iyo inay khatar ku yihiin amniga qaranka Mareykanka.


