Baledweyne ( Radio Beerlula )-Ciidamada booliska degmada beledweyne ayaa gacanta ku soo dhigay ku dhawaad labaatan ruux oo lagu soo eedeeyay in ay dhac u geysteen bulshada.
Dadkan la soo qabtay ayaa isugu jira rag lagu helay iyaga oo wax dhacaya iyo qaar lagu soo eedeeyay ineey si qasab ah dad uga qaateen taleefano xili habeen ah.
waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


