Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidmada Booliska magalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer ayaa burburiyay shan boqol koton iyo laba liitar oo ah maandooriyaha Khamriga kaasi oo aay gacanta kusoo dhagaan Ciidanka Booliska saldhigga adan saleeban ee magalada Burco.
Goobta lagu burburinayay maandooriyahaan khamriga ayaa waxaa goob joog ahaa xubno ka socday Maxkamada Gobalka Togdheer,xeer ilaalinta iyo taliska Ciidanka Booliska Gobalka Togdheer.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player