Baladweyne (Radio Beerlula)-Taliyaha guud ee Ciidanka Dabdemiska Somaliland Axmed Maxamed Xassan ayaa agab kala duwan oo loogu talagalay in ay ku shaqeeyaan ciidanka Dabdemiska ku wareejiyey gudoomiyaha golaha deegaanka magaalada Ber-Bera Cabdishakuur Maxamuud Xassan
Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey agabka mas’uuliyiinta magaalada Ber-Bera iyo qaar kamida Ciidanka Dabdamiska iyo Marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.