Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa soo hagaagaya ammaanka xaafadaha magaalada Baladweyne kadib markii ciidamada dowladda ay laba jibaareen howlgalka lagula dagaalamayo kooxaha dhaca u geysta bulshada xiliyadda habeenkii.
Ciidamada dowladda ayaa howlgaladan ka sameeyay xaafaddaha Magaalada Baladweyne si loo xaqiijiyo ammaanka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.