Ciidamada Jabuuti oo biyo dhaamin iyo adeeg caafimaad u sameeyay barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
234

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS ayaa biyo dhaamin iyo adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay qoysas ku soo xoolo beelay abaarta ka jirta gobolka Hiiraan oo degan kaamka Teedan ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.