Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigenka wasaarada Amniga Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ayaa tababar ugu so xiray dacfadii labaad oo kamid noqonaya ciidanka Booliska Jubaland.
Munaasabada xiritaaanka waxaa ku sugnaa maamulka degmada Kismaayo saraakiil Ciidan oo isgujira Militiriga iyo Booliska Soomaliya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


