Ciidanka Booliska Jubbaland oo gacanta ku soo dhigay Koox Tahriibayaal ah.

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidanka booliska Jubbaland oo kaashanayo shacabka ayaa gacanta kusoo dhigay koox kamid ah kuwa tahriibaya dhalinyarada iyo qaar kamid ah dhalinyadii ay dirayeen.

Dhalinyaro ubadan ardayda magaalada Kismaayo ayeey ahaayeen dhalinyarada la qorsheynaayay in latahriibiyo kuwaa oo maalmihii lasoo dhaafay lawaaysanaa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.