Cilmi baaris lagu sameeyay Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka oo lagu soo bandhigay Muqdisho.

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-  Munaasabaddan oo loogu dabaaldagayay sanadguurada 47-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay Isbitaal Banaadir isla markaana lagu soo Bandhigayay cilmibaarisyo lagu sameeyay Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka ayaa lagu qabatay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka qayb galay wasiiro ka tirsan XfS Xildhibaano ,bahda Caafimaadka ,Dhallinyaro iyo qaybaha kala Duwan ee Bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.