Ciyaar xiise badan oo dhaxmartay Shibis iyo Heliwaa

0
295

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka kubadda cagta Eng Yariisow ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta ka dhacday ciyaar u dhaxeysa degmooyinka Shibis iyo Heliwaa.

Labada degmo ayaa soo bandhigay ciyaar xiise badan waxana ciyaarta ku soo dhamaatay barbaro 1-1 ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here