Ciyaaraha galabta ka jira Baladweyne

0
112

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Baledweyne ( Radio Beerlula )-Laba kulan oo xiiso badan ayaa galabta ka jira garoonka kubadda cagta Buulaxabley ee magaalada Baladweyne oo uu ka socdo tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.

Garoonka Bulaxaabley

FC Buulaxaley VS FC Jiiqa.

Waqtiga 3:45 PM.

FC Rugsan VS FC Ciise Diin

Waqtiga: 4:45 PM.

Garoonka Af Yare

FC Alba VS FC Holac

Waqtiga: 3:45 PM.

FC Kulanta VS FC Aflax

Waqtiga: 4:45 PM.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here