Baledweyne ( Radio Beerlula )-Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulamo xiiso badan ayaa galabta ka jira garoonka kubadda cagta Buulaxabley iyo Afyare ee magaalada Baladweyne oo uu ka socdo tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan.
Kulamada garoonka Buulaxaabley.
IFTIN Vs VIP
Waaberi Vs Fiiltare SC.
Kulanka garoonka Afyare.
Horseed B Vs Dhagax jabis.


