Ciyaartooyda ku guleystay tartanka Muuqaal Cup ee Baladweyne oo abaalmarino lagu gudoonsiiyay.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xarunta Dugsiga Hoose dhexe Sare ee Daaruul Culuum ee magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay Ciyaartooydii kusoo guuleeystay tartan loogu magac daray Muuqaal Cup.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay Xogyaha Sports Degmada Baladweyne, Maamulka Dugsiga, Macallimiin iyo gudiga tartanka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here