Ciyaartoyda ka qeyb galaya tartan oradka oo diwaangelintooda laga bilaabay Hargeysa.

0
86

Baladwayne (  Radio Beerlula )-Xirirka Ciyaaraha fudud ee somaliland oo kashanaya wasarada ciyaraha somalind ayaa shaaciyay tartan dhinaca orodka ah

tartan dhinaca orodka ah ayaa waxaa ka qeyb gali dono cid kasto o oleh hibada orodka waxana socoto diwaan galinta orod yahanada samalind.

Warbixintaan Waxaa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.