Colaad muddo ka dhax jirtay laba Beelood oo heshiis rasmi ah laga gaaray.

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )Deegaanka Burka Dirmeed ee gobolka shabeelaha dhaxe ayaa lagu soo gabagabeeyay heshiiska beelo walaalo ah oo mudo dirir kadhaxeysay.

Madasha heshiiskan ka dhacay waxaa goobjoog ahaa madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Shiiq Axmed Ugaasyo culimo iyo waxgaradka labada Beel.

Warkan waxaa inoo haya  Cumar Yuusuf Aadan.