Olole lagu talaalayo xoolaha oo laga sameyay deegaanka Janaay Caballe

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo daaq Dowalad gobaleedka Jubbaland ayaa deegaanka Janaa Cabdalle ka sameysay olole laga Talaalayo Xolaha islamarkaana lagu daaweeynaayo.

wasaaradda ayaa talaal iyo daweyn u sameeyay ku dhawaad kun neef oo isugu jiro lo’ Geel iyo Arri kuwaasi oo la il-darnaa xanuuno kale duwan oo ku dhaqa xoolaha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here