Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanka Nuurada ee duleedka Baladweyne.

0
93

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Deeganka Nuurada oo qiyaastii sadax kiilo mitir ujira magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyooodka.

Dad ubadan caruur iyo waayeel kuwaasi oo kabaracay fatahaada wabiga shabeele isla markaana ku nool deegaanka Nuurada ayuu soo ritay cudurka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.