Baladweyne(Radio Beerlula)- Dr Axmed Cabdulahi Muxumed oo ku taqasusay cudurada ku dhaca beeraha oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in wali ay jirto saameynta uu ayax ku reebay beeraleyda gobolka Hiiraan qaasatan magaalada Baladweyne.
Ayaxa ayuu sheegay in uu saameyn caafimad oo daran uu ku reebay beeraha ku teedsan wabiga jiinkiisa isaga oo sheegay in uu keeno cuduro faafo sida bali dhiiga iyo cuduro kale.
Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.