culimada deegaanka abeesaalle oo codsaday in laga qeeyb qaato dhismaha masjidka deegaankas

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya Masaajidka Al-Nuur ee ku yaala deegaanka Abeeysaale gaar ahaane xadka gobolka Bakool uu la yeelyay dalka Itoobiya ayaa umada islaamka ugu baaqay in kala qeeybqaataan Dhismaha Masaajidka

Dhsimaha masaajidka ayaa maraya qeeybahiisa koowaad.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here