Culimada Degmada Dhoobley oo ku baaqay in la caawiyo dadka danyarta ah.

0
308

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sheekh Maxamed Bade oo kamid ah Culumaa’udinka ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku baaqay in lagarab istaago dadka danyarta ah

Dadka danyarta ah ee nool Magaalada Dhoobley ayaa waxaa haaysto dhibayooyin ay ka mid tahay hooy la.aan maadama roobabka gu’ga ay ka da’ayaan magalada dhoobleey islamarkana ay saameyn ku yeesheen oo dadka qarkooda guryaha ka dumeen.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen