Culimada gacanta ku haaysa masjidka Alraxma ee magaalada lafaciise ayaa codsaday in laga qeeybqaato dhismihiisa.

0
55

Baladwayne ( Radio Beerlula )- Masjidkan oo ku yaalla magaalada Lafa-ciise ee dowlad deegaanka Somalida Ethopia isla markaana dhawaan la dumiyay kadib markii uu ciriiri ku noqday Jameecada ku tukata ayaa waxaa dib u bilaabay dhismihiisa Culimada magaaladaasi oo kaa shanaya Ganacsatada ,Dhalinyarada, odayassha iyo haweenka.

Dadka ka qeyb qaadanaya dhismaha masjidkan oo lagu magacaabo Al-raxma ayaa door muhiim ah ka qaadanaya qasitaanka Shamiitada iyo Shubitaankeeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin