Culimada Galmudug oo bilaabay dhimaha xarun loogu tala galay in lagu xanaaneyo agoonta

0
63

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culumada Gobalka Mudug ayaa deegaanka xaarxaar ee gobolka Mudug ka bilaabay dhismaha xarun loogu talagalay daryeelka iyo xanaanada caruurta Agoonta ah ee ay aaboyaashood geeriyoodeen.

Munaasabada  lagu dhagax dhigayay xarunta waxaa kasoo qayb-galay culumaa,udiinka Xildhibaano ka tirasan baarlamka Galmudug iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud