Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo lagu qabtay magaalada Hargeysa ayaa ahaa mid culimada magaaladaasi aay dadka muxsiniinta ah uga codsaneyeen in laga qabeyb qaato dayactirka masjid ku yaalla xaafadda digaale .
Masjidka ayaa sidoo kale u baahan in loo iibiyo leeyrar,Sameecado,Roog iyo waxyaaba kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


