Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar ka mid ah culumada soomaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa bulshada ka dalbaday in laga qeyb qaato balaarinta Mu’asasada Daarul-iimaan ee magaalada Muqdisho.
Mu’asasada Daarul-iimaan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wax lagu baraa Caruurta agoonta ah kuwasoo ka helo wax yabaha ay u bahan yahiin.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


