Culimada masjid ku yaalla Baladweyne oo codsaday in loo iibiyo cod baahiyaal.

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga masjidka Nuur Macalin oo ku yaalla xaafadda Buunda-weyne ee magaalada Baladweyne iyo qaar kamid ah bulshada xaafadaasi oo u waramay Radio Beerlula ayaa dadka Muxsiniinta ah ka codsday in masjidka loo iibiyo Codbaahiyaal sida Sameecado ,Makarafoono, leeyrar lagu iftiimiyo masjidka iyo Roog lagu fidiyo.

Masjidka oo horay u lahaa qalabka lagu baahiyo codka ayaa waxaa gashay cilad iyadoo ay suura gali weeysay in la cilad bixyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here