Culimada masjid qabyo ah oo ku yaalla Burtinle oo codsaday in lagala qeybqaato.

0
58

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Masjidka Hidaaya oo kuyaalo xaafadda wadajir ee degmada Burtinle iskamarkaana dhismihiisu uu marayo heer biloow.

Dhismaha masjidka ayaa wax bilaabay bulshada Magaalada Burtinle iyo qaarkamid ah culumada magaaladaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.