Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudiga gacanta kù haaya dhismaha Masaajidka Laba Suule ee Magaalada Kismaayo ayaa bulshada ka codsaday in dhul loo iibiyo Masjidka maadaama baaxadiisa uu yar yaahay.
Masjidkaan ayaa waxaa uu ku yaalaa xaafada Farjano Waaxda Siinaay kaasi oo Dhulka loogu talagalay gaaraya 400 oo meter waxaa lagu qiimeey 2,000 kun oo dollar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


