Culimada Soomaaliyeed oo baaq kasoo saaray dagaalbeeleedyada kasocda qeeybo kamid ah dalka.

0
20

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka ayaa waxaa shir jaraaid ku qabtay qaar kamid ah culimada waaweyn ee dalka.

Shirka culimada ayaa ujeedkiisu ahaa baaq ku aadan dagaal beeleedyada kasocda qaar kamid ah gobolada dalka.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan