Culimada ugu waaweyn Dalka oo ku baaqay ka qeeybqaadashada Masjidka Daarul iimaan ee Magaalada Muqdisho

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif iyo Sheekh Abuukar Xasan Maalin ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan dhameystirka Masjidka Daarul iimaan ee Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka .

culimada ayaa ka sheekeyey muhiimada ay leedahay in masaajida oo kamida guryaha alle cidii ka qeyb qaadata dhismahiisa muhiimad uu u leeyahay.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed