Culimo codsatay in laga qeyb qaato dhismaha masjid laga hergelinayo degmada Buurtinle.

0
97

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masjidka Qubaa oo dhismihiisu ka socdo degmada Buurtinle gaara ahaan xaafada Wadajir ayaa haatan marayo meel dhexe kasoo u bahan dhameystir

masjidkan qubaa oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here