Culimo ku nool Baladweyne oo codsaday dhameystirka masjid ku yaalla Howlwadaag.

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haayay dhismaha masjidka Abii Hureeyra oo ku yaalo xaafada Howl wadaag Agagaarka Aargada Sheakh Xasan Barsame ee magaalada Baladweyne ayaa codsaday in laga qayb qaato dhismaha Shubka kaasi oo loogu talagalay in lagu balaariyo masjidka.

Dhismaha masjidka ayaa maraya heer bilow ah kaasi oo u baahan Shamiito , Jaay, Alwaax iyo lacagta shaqaalaha ka shaqeeynaha masjidka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here