Baladweyne ( Radio Beerlula )-Qaar kamid ah Culuma’udiin ka magalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa bulshada soomaaliyeed ugu baaqay inaay ka qeeyb qataan dhismaha masjidka naafic ee magaalada Hargeysa.
Masjidkan oo ku yaalo xaafada new Hargeysa islamarkana ka kooban dhisma laba dabaq ah ayaa hadda soo gaaray heer gababa ah.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.
Audio Player