Culumaaudiin dadka wax heysta ka codsaday inay ka qeyb qaatan dhismaha masjidka degmada Bardaale

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Dhismaha masjidka degaanka moora-qasaale ee hoosyimaada Degmada Berdaale ee Gobolka baay ayaa codsaday in laga qeeybqaato dhismihiisa.

Masjidka ayaa maraayo meel Geba Geba Ah waxaana agabka loogu baahi badanyahay kamid ah shamiito biraha shubka iyo agabk kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here