Culumaaudiin ku baaqay in laga qeyb qaato dhul loo iibinayo dugsi qur’aan ku yaalla Baladweyne.

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culumaaudiinka iyo waxgaradka degan xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa cid kasta oo wax heysata ka codsaday inay ka qeyb qaatan sidii dhul loogu iibin lahaa dugsi qur’aan ku yaalla xaafaddaasi islamarkana loogu dhisi lahaa.
Dugsi qur’aankan oo markii hore ku yaallay dhul dad lee yihiin ayaa hadda laga codsaday inay ka baxan.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

.