Culumaaudiin u istaagay caawinta qoys ku nool Baladweyne oo lagu leeyahay lacag deyn ah.

0
308

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culimadan oo ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiran ayaa bulshada Soomaaliyeed iyo hay’addaha Samafalka ugu baaqay inay ka qeyb qaatan bixinta deyn dhan sideed kun oo dollar oo lagu lee yahay Nuux Muumin Cali kaasoo hadda damiin ku jooga magaalada.

Lacagtan ayaa lagu yeeshay Nuux Muumin Cali kadib markii khasaaro uu ka soo gaaray hilib uu magaalada ku iibi jiray kaasi oo intiisa badan aan laga iibsan jirin.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here