Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haya dhismaha Masajidka Degaanka Kur-barwaaqo ee Degmada Buuurtinle ayaa ka Codsadey Walalaha Muxsiniinta ah inay ka qayb qaatan Dhismaha Masajidkan oo Maraya Meel gabagabo ah.
Masjidkan oo dhismahiisa ay soo bilabeen walalo muxsiniin ah ayaa waxaa ka go ay qarashkii lagu dhisi lahay kasoo kenay in dhismahisa la gab gabeyn waayo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


