Culumaaudiinka Garoowe oo codsatay in laga qeyb qaato dhismaha Masaajid ku yaala Xaafada Waaberi

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culimada masaajidka Shamsu-diin xaafada waabari ee magaalada Garoowe ayaa dalbaday in laga qeyb qaato masaajidka oo maraya dhismahiisa bilow.

Qaar kamid ah culumaaudiinka magaalada Garoowe ayaa dadka wax heysta ka codsaday inay ka qeyb qaatan dhismaha masaajidka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin