Culumada Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey go’aanka Madaxweyaha JFS uu ku diiday wada hadalka madaxda Itoobiya.

0
97

Baladweyne (Radio Beerlula)-Culumada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go’aanka Madaxweyaha JFS Xasan shekha Maxamuud uu ku diiday wadahadalka madaxda Itoobiya.

Wada hadal daan ayeey itoobiya kudoonaysay inay ku hesho Badd iyo saldhiga malteri.

Warkan Waxaa inoo hayaSacdiya Maxamed Maxamuud.