Culumadda Masjidka Nuur Imaan Galkacyo oo codsaday in laga qayb qaato dhismaha Masjidka.

0
106

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Culumada masaajidka Nuurul Iimaan ee magaalada Galkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa dalbaday in laga qayb qaato dhismaha iyo dayactirka masjidka.

Masjidka Nuurul iiman ayaa muhiim u ah bulshada ku nool Bartamaha magaalada Galkacyo.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.