Cusbitaal oo loogu talagalay in lagu daweeyo Xaanuunada oo laga daahfuray Baladweyne

0
85

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Howl wadaag laanta Suuq Sare ee Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgeliyay Cusbitaalka Al Xabiib, oo ah xarun caafimaad islamarkaana bixisa adeegyo caafimaad oo kala duwan, gaar ahaan kuwa la xiriira xanuunada guud, xanuunada carruurta iyo caafimaadka ilkaha.

Adeegyada uu qabanaaya Cusbitaalka Al Xabiib kamid ah daaweyn cudurrada guud sida dhiig-karka, macaanka, xanuunada faafa, Daryeelka dhallaanka iyo tallaalada joogtada ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here